Waxay Jaaliyada Ogaadeeniya ee Gobalka Minnesota Ogaysiinaysaa Dhamaan Bulshawaynta Soomaaliyeed ee degan Magaalooyinka Mataanaha ah (Minneapolis iyo St. Paul)  ee Gobalkaasi Minnesota iyo Nawaagixeedu, inay kasoo qaybgalaan Xaflada Sanadguuradii 33aad ee kasoo wareegtay  xiligii la aas-aasay Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogaadeeniya (JWXO). Waxayna dhici doontaa 8/26/2017, Xiliguna waa Todobada Fiidnimo ilaa Kow habeenimo (7:00PM-1:00PM)

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay