Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan shacab waynaha soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka koonfur afrika gaar ahaana magaalada Johannesburg in laqaban doonaa 33 guuradii kasoo wareegtay aas aaskii jabhada wadaniga xoraynta Ogadenya(JWXO).

Hadaba waxaan ku war galin haynaa in dhamaan shacabwaynaha somaliyeed kasoo qayb galaan.

Adress: 177 9th avenue , Mayfair , Johannesburg 2092 opposite shoprite.

Wixii faah faahina intaas dheer Hoos ka daawo.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay