Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan shacab waynaha Somaliyeed ee ku dhaqan wadanka Yamen gaar ahaana magaalada Sanca in Jaaliyada Somalida Ogadenya ay qaban doonaan Munaasabad lagu xusaaya Sanad guuradii 33 aad ee kasoo Wareegtay aas aaskii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya.

Munaasabada ayaa waxaa la qabandoonaa 18/08/2017 waxaana lagu soo bandhigi doonaa riwaayad halgameed cusub oo lagu magac daray “QORSHIHII UMADEENA QARANIMAA KADANBAYSAY”.

Riwaayadan ayaa waxaa soo ban dhigi doonaa kooxda fanka xidigaha Ogadenya ee wadanka Yamen KOOXDA HORSEED QARAN.

Wixii faah faahina Hoos ka Fiiri.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.