Waxaad maalin walba oo sabti ah nooga barateen inaan idiin soo dayno hees wadani ah ama gabay lagu guubaabin hayo shacabka Ogadenya ee dagaalka kula jira gumaysiga hadaba maanta waxaan idiin soo xulay hees loo qaaday sanad bisha Augost oo sanad walba xiligan oo kale laga xuso daafaha caalamka taasi oo loogu dabaal dago aas aas aaskii kasoo wareegay markii dhidibada loo aasay halganka JWXO. Hoos ka daawo heesta.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.