Mudaaharaad balaadhan oo lagaga so horjeedo gumaysiga Itoobiya ayaa wuxuu ka dhacay magaalada Adiss Ababa mudaaharaad kan ayaa waxaa isugu soo baxay shacab u badan dhalin yaro kasoo hor jeeda xukuumada macan gaga ah ee kooxda TPLF.

Hadaba waxaad hoos ka daawataan Muuqaal lagu soo shaaciyay baraha bulshada oo muujinaayay ciidamada AGAZI oo shacabkii iyo dhalin yaradii wadooyinka ku jidh dilaaya.

Hoos ka daawo.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.