Jaaliyada Ogadenya ee ku dhaqan wadanka Norway gaar ahaan magaalada Oslo ayaa waxay qabteen bandhig balaadhan oo ay sanadkiiba mar qabtaan kaasoo lagu soo bandhigo ciyaarta hidaha iyo dhaqanka somalida Ogadenya.

Bandhigan ayaa waxaa isugu soo baxay dad badan oo isugu jira somali iyo ajaanib waxaana lagu qabtay badhtamaha magaalada Oslo meesha lagu magacaabo Grounland.

Wararka oo faah faahsan la soco Mar dhaw.

ONA/Oslo.

    

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.