Waxaa dhamaan umadda Soomaaliyeed ee Kunool Gobolka Gauteng ee wadanka Koonfur Afrika  la ogaysiinayaa in la qabanayo xaflad lagu maamuusayo sanad guuraddii 33aad ee kasoo wareegtay aas aaskii Jabhadda waddaniga Xorraynta Ogaadeenya(JWXO).

Waxaa kasoo qaybgalaya xafladdan Madaxsare oo Katirsan Jabhadda ONLF, Culumo Awdiin, Odayaal Dhaqmeed iyo uruuradda dhalinyaradda oo dhamaantood soo jeedinaya khudbado Dhaxalgal ah.

Waxaa kale oo goobta Diyaar idiinku ah Kooxda Birjeex oo idin wada Sugaan halgameed layidhaahdo “Gumaysigii Ina kala qaybshay iyo Gaal aan ummiddowno “

Goobta : 177 9th Ave Mayfair , 2092 opposite Shoprite
Taariikhda : 19/08/2017 Habeenka Axaddu soo galayso
Wakhtiga : 07:00 Pm

Wixii Faah Faahina Hoos Ka Fiiri.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay