Waxaa dhamaan umadda Soomaaliyeed ee Kunool Magaalada  Perth ee wadanka Australia la ogaysiinayaa in la qabanayo xaflad lagu maamuusayo sanad guuraddii 33aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Jabhadda Wadaniga Xorraynta Ogaadeenya(JWXO).

Waxaa ka soo qaybgalaya xafladdan Madax sare  oo Katirsan Jabhadda ONLF, Culumo Awdiin, Odayaal Dhaqmeed iyo uruuradda dhalinyaradda & Haweenka  oo dhamaantood soo jeedin doona  khudbado Dhaxalgal ah.

Wixii Faah Faahina Hoos Ka Fiiri.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay