Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Somalida Ogadenya ee (OYSU) ayaa waxay shir heerkiisu sareeya ku qabanayaan magaalada skalastuna ee wadanka Swedan shirka ayaa waxaa ka soo qayb galaysa wafuud caalami ah oo ka kala socota qaaradaha Aduunka oo uu ugu horeeyo gudoomiyaha Ururka dhalinyarada Ogaadeniya  Mudane Shaafi Sheekh Cabdi.

Shirkan oo ah mid abaabul ah ayaa waxaa uu socon doonaa 25-27 ka bishan ay nu ku jiro ee August haddii ebo yidhaahdo.

Wixii Faah faahina hoos ka fiiri.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.