Barnaamij gaar ah oo loogu magac daray Gakharadii Gumaysiga Iyo Dirirta Wali Taagan ayaa waxaa laga sii daayay tvga Hanoolaato oo inta badan ay ka baxaan barnaamijyo wax tar u leh bulshada somaaliyeed.

Hadaba barnaamijka ayaa waxaa lagu waraystay Mudane Daahir Xassan (Tamuuje) oo kamid ah masuuliyiinta jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya, waraysiga ayaa waxaa qaaday mudane Faysal Abroone oo ah Taariikh yahan somaaliyeed.

Hadaba hoos ka daawo Muuqaalka.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay