Dhamaan shacabka Soomaaliyeed waxaa la ogaysinaya in jaaliyadda soomalida ogadenia Sweden qabanayso munaasabadii xuskii sanaadguuradii Jabhadda wadaniga xoreynta ogadenia JWXO

Munaasabadan waxaa ka soo  qaybgali doona madaxda jabhadda ,ururada bulshada , siyaasiin soomaaliyeed iyo dhamaan bulshada qaybaheeda kala duwan.

Waxaa sidoo kale munaasabada xuska JWXO qayb ka ah fanaanintii qaranka Alfanaan Jaango iyo Alfanaan Abdi baadil ka soo qaybgal wacan

Goobta tariikhda iyo saacada

Västeråsvägen 90

Eskilstuna

Sweden

Date: 26/08/2017

time: 17:00 galabnimo ila 23:habeenimo

By Heegan

ONA Sweden

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.