OGEYSIIS! Ree Sweden: Silent CRY 2 oo Lagu Soo Bandhigi Doono Stolkhlom 25 February 2012.

Waxaa lagu soo bandhigi doonaa wadanka Sweden caasimadiisa Stockholm Film-kii Silent Cry part 2 taariikhda marka ay tahay 25/1-2012.
Sidaa darteed waxaan ku war galinaynaa dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee jecel ama danaysa xoriyada Ogadenia inay nagala soo qayb galaan Filim-ka si ay uga bogtaan waxna uga ogaadaan xaalada ay ku sugan yihiin Somalida Ogadenia.
Waxii Dheeraad ah waxa aad kala xidhiidhi Kartaan -073 5665 086 ama e-mailka ah: oysu@live.se
Tariikhada: 25/01/2011.
Saacada: 16PM – 21PM
Goobta: Kista Traff, Stockhlom
Galitaanka: 100kr oo Kaalmo ah.
Hamoogaan habeenkaas oo dhalinta OYSU ay ku hayaan sheekoyin iyo qisoyin horleh.
ONA
Short URL: http://www.ogadennet.com/?p=8373














