Waxa bilowday olole lagu baadi goobayo sidii looga sii deyn lahaa Wariyaasha Ree Sweden ee ku jira xabsiga Kality ee ku yaala Ethiopia. xabsigaas oo ay ku xidhanyihiin kumanaan dad ah ayaa dhowaan waxa lagaliyay 2 Wariye oo da yar oo u dhashay wadanka Sweden Martin Schibbye oo da’diisu tahay 31 sano iyo Johan person oo jira isna 29 sanno.

Hadaba wariyaashan Ree Sweden waxa lagu xukumay 11 sanno inay ku jiri donaan xabsigaas kadib markii laga soo qabtay dhulka Somalida Ogadeniya oo aan loo ogoleyn inay wariyashu kaso waramaan.

4167 saxiix ayaa lagu saxeexay warqad loo dirayo Hillary Clinton US Secretary of State iyo Catherine Ashton oo ah ninka u qaabilsan Wasarada Arrimha Dibada Amniga (High Representative of the Union for Foreign Affairs and Security Policy). Waxaana warqadaas la saxiixay ay ka codsanaysa Madaxda kor ku xusan inay si toos ah ula hadlaan Raisal Wasaaraha Ethiopia KT Zenawi una sheegaan in uu siidayo maxabiista u dhashay Sweden sidoo kale innuu joojiyo cadaadiska iyo cabudhinta uu ku hayo Suxufiyiinta iyo xubnaha mucaradka Ethiopia.

Intaan warqadan qoraalkeda waday waxa saxiixi noqday 4185…walina waxa aad moda innuu daqiiqad kasta kor u kacayo dadka waqradaas saxiixaya ee codsigaas kore gudbinaya. Mudo yar gudaheed waxa lafilaya saxeexa inuu gaadho 50,000  saxiix.

Waxa aad saxeexi karta warqadaas adiga oo booqanaya linkigan hoose.

 

http://www.change.org/petitions/clinton-and-ashton-demand-pardon-of-swedish-journalists-in-ethiopia

 

Greetings,

I just signed the following petition addressed to: Hillary Clinton, U.S. Secretary of State, and Catherine Ashton, High Representative of the Union for Foreign Affairs and Security Policy.

—————-

Please call upon Ethiopian Prime Minister Zenawi to pardon the two Swedish journalists currently in prison, and to stop oppressing Ethiopian journalists and opposition party members.

These journalists-and Ethiopian journalists-should be allowed to freely express their opinions, especially in regards to human rights. If Prime Minister Zenawi is leading Ethiopia wisely and honestly, he should have nothing to hide, and it only hurts his credibility to arrest and prosecute journalists and those of opposing opinions to his by over-reaching Ethiopian laws and pinning anything he can to them.

It is immoral, unjust, and unwise for Prime Minister Zenawi to continue imprisoning these journalists when they were only trying to protect international human rights, and we need to show him it will not be tolerated.

Please, not only for these journalists–but for the Ethiopian citizens whose rights they were trying to protect–tell Prime Minister Zenawi to pardon Johan Persson and Martin Schibbye so they can be released from the Ethiopian prison.

—————-

Sincerely,

[Your name]

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay