Waxaa dhamaan la ogaysiinayaa shacabwaynaha soomaaliyeed ee ku dhaqan boqortooyada sucuudiga in jaaliyada Ogadenya ee sucuudigu ay qabanayaan  xaflad lagu maamuusayo sanad guuradii 33aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya  (JWXO).

Xafladan ayaa waxaa lagu qabanayaa magaalada Riyaad ee boqortooyada Sacuudiga taariikhdu markay ay tahay 03/09/2017.

Wixii Faah faahina Hoos ka Fiiri.

ONA.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.