Waxaan Ogaysiinaynaa Shacab waynaha Somaliyeed gaar ahaana inta danaysa Qadiyada Ogadenya in Jaaliyada Ogadenya ee dalka Massar Magaalada Qaahira ay qaban doonaan xaflad lagu maamuusayo Sanad Guuradii 33 aad ee kasoo wareegtay aas aaskii Jabhada wadaniga Xodaynta Ogadenya.

Waxaa xaflada kuugu diyaar ah kooxda Duufaan Qaran xidigaha Ogadenya ee Dalka Massar waxay soo bandhigi doonaan Heeso wadani ah Gabayo iyo Rowaayado ka turjumaaya halganka Ogadenya.

Wixii Faah Faahina intaas dheer hoos ka Fiiri.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.