Waxaa dhamaan la ogaysiinayaa shacabka soomaalida Ogadenya ee ku dhaqan magaalada Manchester ee wadanka UK in jaaliyada Ogadenya ay qaban doonto Xaflad lagu maamuusayo sanad guurado 33 aad ee kasoo wareegtay aas aaskii JWXO.

Wixii Faah faahina hoos ka Fiiri.

ONA.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.