Waxaa maalintiisii 2aad maanta galay shirkii ururka dhalinyarada iyo ardayda somalida Ogadenya (OYSU) uga socday wadanka Asweden.

Shirkan oo furmay maalintii shalay ahayd ayaa waxaa kasoo qayb galay wufuud fara badan oo ka kala socotay  qaarada Europe waxaan ayaguna meesha ka maqnayn gudigii fulinta ee ururka dhalin yarada OYSU.

Shirka ayaa waxaa maanta furay gudoomiyaha ururka dhalinyarada iyo ardayda somalida Ogadenya mudane Shaafi sheekh Abdi shirka ayaa waxaa laga doodi doonaa door OYSU iyo kaalinta ay ku lee dahay halganka ay shacabka Ogadenya ku jiraan. Warbixinta iyo warka oo faah faahinsan dib ayaan idiin kasoo tabin doonaa.

ONA/Swedan.

             

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay