Shir ay ururka dhalinyarada iyo ardayda somalida Ogadenya (OYSU) ee qaarada Eroupe ku qabsadeen magaalada Iskalastuna ee wadanka Swedan kasoo todobaad gudihii lasoo gabagabeeyay kadib sadex maalin oo uu socday, ayaa waxaa qudbad taariikhi ah oo dhinacyo badan taaban haysa ka jeediyay gudoomiyaha Jabhada wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) Admiral Mohamed Omar Osmaan, qudbada ayaa wuxuu gudoomiyuhu diirada ku saaray marxalada gumaysiga Itoobiya xaalada ogadenya iyo Tacadiyada gumaysiga ka wado wadanka Ogadenya.

Hoos ka daawo.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay