Waxaa hada si habsami ah xerada Ifo ee deegaanka Dhadhaab uga socota xaflad lagu maamuusayo sanadguuradii 33aad ee kasoo wareegtay aas’aaskii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO.

Xaflada ayaa bilaabatay daqiiqado kahor waxaana kasoo qayb galay boqolaal kamid ah shacabka Soomaalida Ogadenia iyo kuwa Soomaaliyeed ee kusugan xerada Ifo, waxaana si dagan hada usocda qaybihii hore ee xaflada.

Xaflada ayaa lagu furay aayado qur’aan ah iyo wacdi diini ah waxaana lagu xijisiiyay taariikhda halganka Ogadenia ee soo jireenka ah.

Dhamaadka xaflada kala soco wakaalada Wararka Ogadenia ONA.

ONA Ifo.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay