Xoghayaha Golaha dhexe ee JWXO Mudane

Halgame Xaaji Maxamed (diirane )oo waraysi siiyay tvga Kalsan ayaa ku eedeeyay dawlada somaliya inay dhiibeen sargaal sare oo ka tirsanaa Jabhada ONLF kaasoo ahaa masuul kamida Golaha dhexe iyo gudiga fulinta Ee jwxo.

Hoos ka daawo waraysiga.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay