Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya Halgame Admiral Mohamed Omar Osmaan ayaa ku eedeeyay Dawlada somaliya ee horjoogaha ka yahay Farmaajo inay dhiibtay sargaal sare oo kamid ahaa gudiga fulinta ee jabhada ONLF inay si khasab ah ugu gacan galisay gumaysiga Itoobiya.

Dhiibista Abdikarim sheekh Muuse ayaa ka hor imaanaysa qawaaniinta caalamiga, dastuurka Somaliya, soomaalinimada, iyo midnimada umada soomaaliyeed.

Hoos ka daawo Muuqaalkii Gudomiyaha.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay