Waxaan  habalyo  udireynaa

Halgame    Cabdi  rahamaan  siciid  iyo Halganto  marwo fartuun daahir cabdi oo meherkoodu kadhacay wadanka koonfur afrika.

Dhamaan dadwaynaha soomaalida ogaadeeniya ee kunool wadanka koonfur afrika iyo jaaliyada soomaalida ogaadeeniya ee koonfur afrika iyo asdiqada soomaaaliyeed waxay halkan uga tahniyadaynayaa caruuska iyo caruusada aanu magacooda kor kuxusnay

Marlabaad dhamaan maamulka  jaaliyadda JOKA waxay hanbalyo iyo bogaadin udirayaan lamaanahan

Waxaanu leenahay kuwii isku waara allaha idinka dhigo  amiiiiiin    amiiiiiiiiiiiin

Awguuriyo.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay