Waraka isasoo taraya ayaa sheegaya in dawlada Soomaaliya ay noqotay tii ugu horaysay ee shaqsi Soomaaliya u gacan galisa Dawlad Shisheeye. Wararkan oo ka dhakafaariyay bulshada Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan ayaa waxaa madasha 60ka oo ah ardaa lagu falanqeeyo siyaadaha iyo xaaladaha dalka Soomaaliya waxaa lagaga waraystay Dr. Maxamadrashiid Sh Cabdilaahi Qadiyada Cabdikariin Sh Muuse ‘Qalbi Dhagax’.

Dhacdadan ayaa noqonaysa dhacdo ugub ah oo dawlad Soomaaliyeed si cadaalad daro ah ugu xadgudubtay xuquuqda mid kamida muwaadiniinteeda. Hadaba dhacdadan oo aan ilaa hada la hubin xaqiiqnimadeeda ayaanu isku daynay Madal ahaan inaanu ka dhirindhiirino waxa ka dhabta ah afduubka Mujaahid Cabdikariin Sh Muuse ‘Qalbi Dhagax’,  masuul kamida madaxda Jabhada Xoraynta Wadaniga Ogaadeeniya. Masuulkeeda Jaaliyadaha Dr. Maxamadrashiid Sh Cabdilaahi. Dhagayso

 

      1. Madasha-60ka-oo-lagu-waraystay-Maxamadrashiid-Qadiyada-Cabdikariin-Sh-Muuse-Qalbi-Dhagax
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay