Waxaa Dhamaan la ogaysiinayaa Shacabka, Xubnaha Jaaliyadda, Iyo ururka OYSU ee ku dhaqan wadanka Nederland in 18.02.2012 In uu Kadhici ka doono Magaalada Breda shir ay Soo qaban qaabiyeen Ururka dhaliyarada ee Dalkan Nederland, kaasoo ah Kalfadhigii Labaad ee Ururka dhalinyarada Nederland, Waxaana isla markaa lagu xusayaa Maalinka xusuusta mudan ee  28ka feb.

Goobta: Bernard de Wildestraat 400 PC 4827 Eg Breda
Goorta 18 Februari 2012.
Wakhtiga shirka 12: Pm ilaa 18:PM
wixii faahfaahina kala xidhiidh afhayeenka ururka OYSU 0684105535
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay