Mudaaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo dhiibista Abdikariim sheekh Muuse oo ahaa Sargaal sare oo ka tirsan Ciidmada xooga Dalka somaliyeed, 1977 diina ku dhaawac may dagaal uu ku difaacayay ciida somaliyeed ayaa waxaa si khayaano qaran ah gacanta loogu galiyay cadawga somaliyeed Ee Ethiopia.

Abdikariim ayaa sidoo kale wuxuu masuul sare ka tirsan gudiga fulinta ee jabhada wadaniga Xoraynta Ogadenya (ONLF)

Hadaba dadwayne somaliyeed oo aad uga cadhooday khayaanada Qaran ayaa maanta mudaaharaad ka wada magaalada muqdiso ee caasimada umada somaliyeed.

Hoos ka daawo Muuqaalka.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay