Afhayeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya mudane Cadaani Hiirmooge ayaa wuxuu waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Radio/Telefeshion Goobjoog wuxuuna uga xog waramay dhiibitaankii gadaafada iyo khayaanada qaran ahaa ee lagu dhiibay halyey Abdikariim shekh muuse oo ahaa masuul sare oo ka tirsanaa gudiga fulinta ee jabhada wadaniga xoraynta Ogadenya JWXO kaasoo horay u ahaan jiray sargaal sare oo ka tirsanaa Ciidamada Xooga Dalka somaliyeed horay ugu soo dhaawac may dagaaladii dhex maray 1977 dii gumaysiga Itoobiya iyo Dawladii Somaiya.

Hoos ka daawo Muuqaalka.

ONA.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay