Shacab iyo dad wayne somaliyeed oo aad uga cadhaysan falkii foosha xumaa ee maamulka Farmaajo ugu gacan galiyeen muwaadinka somaliyeed gumaysiga Itoobiya ayaa waxaa isu soo baxay dadwayne ka cadhaysan dhiibista ayagoo wata sawirada Halyey Abdikariim sheekh muuse kuna qaylin hayay hadalo ka dhan ah gacan galinta Abdikariim.

Shacabka ayaa waxay ku qaylin hayeen somali waa hal dooni mayno dabadhilif iyo hadalo lamid ah.

Hoos ka daawo Muuqaalka

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay