Magaalada Dhoobley maanta waxaa ka dhacay banaabax nabad galo ah oo ay soo qaban qaabiyeen Agoontii iyo Haweenka ree  Ogaadeeniya ee ku dhaqan halkaasi waxaase dhacay arin murugo iyo ciil badan kadib markii ciidmo loo diyaariyey ay si arxan daro ah ula dhaqmeen dumarkii sida nabad galyada ah u muujinayey dareenkooda ku aadan sida ay uga xun yihiin Halgame Cabdikariin sheekh Muuse oo Gumasyiga loo gacan galiyey..

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay