Barnaamijkan wuxuu ahaa mid gaara waxaana marti ku ahaa Xoghayaha Golaha Dhexe Ee Jwxo Mudane Mohamed Abdi Yaasiin Diirane iyo Sheekh Cabdulaahi Sagal oo Kamida culumaa u diinka Somaliyeed ee dagan wadanka UK waxaana lagu falan qayn hayay marxalada Naftiihure Abdikariim Sheekh Muuse taariikh diisii sidii loo dhiibay.

Waxaa kale oo uu ahaa mid dadku ay khadka taleefoonka ay su aalo kusoo waydiinayeen.

Hoos ka daawo.

ONA.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay