Waxaan ogaysiinaynaa dhamaan jaaliyada Ogadenya ee wadanka Finland in la qaban doono xaflad lagu xusaayo sanad guuradii 33 aad ee kasoo wareegtay aas aaskii jabhada wadaniga xoraynta Ogadenya (JWXO).

Hadaba waxaan dhamaan war galinaynaa inay kasoo qayb galaan wixi faah faahina waxaad ka fiirin kartaan Hoos.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.