Kulan ay isu yimaadeen qaar kamida ururka haweenka Ogadenya UHO faraciisa sucuudiga Arabia magaalada Alxasa ayaa waxay qabteen shir ay uga hadlayeen dhacadii foosha xumahayd eebka dhacday wadanka somaliya taasoo loogu gacan galiyay cadawga muwaadin somaliyeed.

Hadaba gabagabadii shirka ayaa waxaa hadala cadho ka muuqato kasoo jeedisay marwo Khadra Mandad waxay ku cambaaraysay farmaajo iyo khayre oo ay ku tilmaantay inay khayaano qaran ku kaceen ayna la xisaabtami doonaan maalin maalmaha kamida.

Waxay sidoo kale amaan usoo jeediyeen shacabka Somaliyeed ee ka damqaday muwaadinka somaliyeed ee cadawga loo gacan galiyay somalinimadana muujiyay.

ONA/Alxasa.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay