Mudaaharaad balaadhan oo ay soo abaabuleen dadwaynaha somaliyeed ee ku dhaqan magaalada muqdisho ayaa wuxuu ka dhacay muqdisho waxaana lagaga soo horjeeday dhiibida Abdikarim sheekh muuse oo loo gacan galiyay cadawga somaliyeed Itoobiya.

Abdikariim sheekh muuse waa muwaadin somaliyeed oo kamid ahaa ciidamadii xooga dalka somaliyeed qaybtiisii 21 wuxuuna ku dhawaac may magaalada goldogob asaga ka difaacaya cadawga Itoobiya ee haatan loo gacan galiyay.

Hooska daawo muuqaalka.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay