Magaalada Gaarissa ee Caasimada Gobolka Waqooyi Bari kenya waxaa  maanta ka dhacay kulan balaadhan oo ay kasoo qayb galeen waxgaradka iyo Odayaasha ku dhaqan magaalada kaasi oo lagu muujinayey sida ay bulshada Gaarissa uga xun yihiin dhacdadii foosha xumayd ee maamulka Xamar uu gumaysiga ugu gacan galiyey N/hure Cabdi kariin sheekh Muuse..

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay