Waxaan Ogaysiinaynaa Dhamaan jaaliyada Somalida Ogadenya ee ku dhaqan wadanka maraykanka gaar ahaana faraca magaalada Seatle in la qaban doono munaasabad lagu xusaayo sanad guuradii 33 aad ee kasoo wareegtay aas aaskii jabhada wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO).

Hada Jaaliyada dhamaan jaaliyada Ogadenya iyo shacabwaynaha somaliyeed ee adaneeya waxaan ugu baaqaynaa inay kasoo qayb galeen.

Wixii Faah faahina hoos ka fiiri.

ONA/Seatle.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.