Waxaa hadda ka socda Xeryaha qaxootiga ee ku yaala wadanka Kenya dibadbaxyo balaadhan oo lagaga soo hor jeedo ama lagu diidanyahay dhiibista ay dawlada Soomaaliya u gacan galisay Halyay Cabdikariim Sh. Muuse Itoobiya.

Dadwaynhan gadoodsan ayaa waxay ku dhawaaqayeen halkudhagyo ay kaga soo hor jeedaan gumaysiga Itoobiya iyo kuwa u adeega ee gacanyaryaasha u ah.

Shacabka ayaa waxay wateen boodhadh ay ku qoran yihiin halkudhagyo lagu canbaarsynayo xukuumada Soomaaliya ee Maxamad Cabdulahi Farmajo & Xasan Cali Khayre hormuudka u yihiin. Wixii fahfaahin ah e ka soo kordha mudaaharaadkan kala soco ONA.

 

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay