Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan shacab waynaha somaliyeed ee ku dhaqan wadanka maraykanka gaar ahaan Minnesota inuu dhici doono mudaaharaad lagaga soo horjeedo dhiibitaanka Cabdikarin Sheikh Muuse (Qlabi Dhagax) oo loo gacan galiyay cadawga Itoobiya.

Hadaba waxaan ugu baaqaynaa dhamaanba shacab wayanaha somaliyeed inay kaso qayb galaan.

Wixii Faah Faahina Hoos ka fiiri.

ONA.

This Friday, September 8th at 2pm the Somali Community of Minnesota will be protesting the illegal detention and transfer of Abdikarin Sheikh Muse to the Ethiopian Government

Where:Minnesota State Capital
When: 2:00pm.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.