Waxaa kulan isugu yimaaday odayaasha iyo waxgaradka somaliyeed ee ku dhaqan wadanka koonfur Afrika magaalada Johanesburg waxayna canbaarayn dusha ooga tuureen falkii foosha xumaa ee loogu gacan galiyay muwaadin somaliyeed cadawga Itoobiya.

Odayaasha iyo wax garadka ayaa waxay ugu baaqeen dawlada somaliya inay soo celiyaan qalbi dhagax islamarkaana ay xoriyadiisii dib usoo celiyaan.

Hoos ka daawo warbixinta iyo Muuqaalka.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay