Ciidamada maamulka Soomaaliland ee Hargaysa ayaa gurigiisa xalay saqdii dhexe kala baxay Sheekha Aadan Cabdi Warsame (Aadan Suunne) kadib markii si wayn uga dhiidhiyey dhacdadii foosha xumayd ee N/hrue Cabdkariin sheikh Muuse gumaysiga loogu gacan galaliyey. Sheekha ayaa sheegay in dhammaan maamul goboleedyada iyo Maamulka Muqdisho looga wada arimiyo magaalada Adis Ababa..

Hadaladii sheekh u uu ka jeediyey fagaaraha ee ku difaacayey N/hure Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi dhagax Hoos ka Daawo

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay