Warbaahinta caalamiga ah ee BNN oo fadhigeedu yahay wadanka Maraykanka ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya layeelatay Gudoomiyaha Hogaanka Warfaafinta JWXO Mudane Xasan Macalim.

Waraysiga hogaanka lalayeeshay oo Afka Axmaariga kubaxayay ayuu wariyuhu hogaanka waydiiyay su’aalo aad ubadan oo laxidhiidha dhiibsta la dhiibay halgame Cabdikariim Sh. Muuse & Cadhada shacabka Soomaaliyeed ka dhalatay ka dhalatay.

Waraysigu waxa kale oo u ku saabsanaa Talaaboyinka la filayo in ay Dawlada Soomaaliya qaadayso & qorsheyowga Prppagadada ah e u gumaysiga Itoobiya soo maleegayso.

Waxa u gabaogabadii mudane Xasan Macalin shacbaywanha Itoobiya ugu baaqay in ay halaganka ay kula jiraan kooxda TPLF ee wakhtigeedii dhamaaday ay sii laba laaban isla markaan loo midoobo lagana feejingnaado martabooyinka ay kooxdaasi malegayso.

ONA.

      1. Waraysi BNN
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay