Jaaliyada Somaliyeed ee wadanka Koonfur Afrika ayaa waxay qabatay mudaaharaad lagaga soo horjeedo afduubkii sharci darada ahaa ee lagu afduubay abdikariim sheekh muuse oo kamid ahaa ciidamadii xooga dalka somaliyeed haatana ah masuul sare oo ka tirsanaa Jabhada wadaniga Xoraynta Ogadenya (ONLF).

Hoos ka daawo muuqaalka.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay