Waxaa ka socda caasimada wadan swedan magaalada stocholm mudaaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo muwaadinkii somaliga ahaa Halgame Abdikariim Sheekh Muuse (Qalbi-Dhagax) ee loo gacan galiyay cadawga somaliyeed ee Itoobiya Muwaadin ayaa si aan ka fiirsi lahayn oo khayaano qaran ah waxaa loogu gacan galiyay gumaysiga Itoobiya.

Muwaadinkan somaliga ahaa ee cadaw loo gacan galiyay ayaa horay wuxuu uga tirsanaa ciidamadii xooga dalka somaliyeed qaybtiisii 21 aad wuxuuna hada kamid ahaa jabhada xoraynta Somalida Ogadenya ee JWXO, wuxuuna ahaa masuuliyiinta ugu saraysa ee jabhada.

Hadaba shacabka somaliyeed ee ku dhaqan wadanka swedan ayaa waxay soo abaabuleen mudaharaad ka dhan ah gumaysiga mudaaharaadkan ayaa wuxuu ilaa hada ka socdaa kasoo hor jeedka safaarada gumaysiga Itoobiya ku lee yahay magaalada Stocholm.

Hooska daawo.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay