Jaaliyada Somaliyeed ee wadanka Australia ayaa waxay canbaarayn kulul dusha ooga tuurtay kooxdii ku kacday khayaanada qaran ee dhiibtay Abdikariim Sheekh Muuse oo ahaa muwaadin somaliyeed oo si xooga loogu gacan galiyay cadawga somaliyeed.

Hoow ka daawo Muuqaalka.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay