Waxaa hees cusub oo wadani soo qaaday Abwaan Cabdi Gacan, kaasoo ku cabiray kacdoonkii shacabka ee ka dhashay kadib markii muwaadin soomaali ah loo gacan galiyay gumaysiga Itoobiya.

Hadaba heestan ayaa waxaa loogu magac daray “Hana Dhiibee Farmaajo iiGeeyaa”

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay