Mudaaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo muwaadin Abdikariin Sheekh Muuse ( Qalbi-Dhagax) oo si xoog loogu gacan galiyay gumaysiga Itoobiya kaasoo kamid ahaa masuuliyiinta sare ee Jabhada wadaniga Xoraynta Ogadenya (ONLF) horayna uga mid ahaan jiray Ciidamadii xooga dalka somaaliyeed qaybtiisii 21 aad.

Mudaaharaadkan ayaa wuxuu ka socda Wadanka Uk gaar ahaan magaalada London kasoo horjeedka Safaarada gumaysiga Itoobiya ku lee yahay Uk dad wayne somaliyeed oo ka cadhaysan dhiibitaanka iyo khayaanada Qaran ee ay ku kaceen Farmaajo iyo Khayre ayaa isugu soo baxay.

Hadaba hoos ka daawo Sawirada.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.