Madaxweyne kuxigeenka Puntland Eng. Camey ayaa shaqada ka caydhiyey Bashiir Cabdiraxmaan Gurxan- Wasiiru dowlaha Xariirka Gobalada ee Madaxtooyada puntland,

Wasiirka ayaa lacaydhiyey markuu habeen hore taageeray in Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax loo dhiibo gumaysiga Itoobiya. Wasiir Bashiir ayaa noqoya shaqsigii ugu horeeyey ee xilkiisa ku waaya taageerida dulmigii lagula kacay Qalbi Dhagax.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.