Ururada aan dawliga ahayn ayaa waxay dhaleecayn dusha ooga tuureen kooxdii ka danbaysay falkii khayaanada qaran ahaa ee loogu gacan galiyay abdikariim sheekh muuse gumaysiga Itoobiya kaasoo aan waafaq sanayn dastuurka dalka iyo qawaaniinta caalamiga ah toona. Hoos ka daawo.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay