Shirkii xuquuqda insaanka ee ka socday Geneva ayaa waxaa laga soo jeediyay Qudbado isku xigay hadaba waxaad hoos ka daawataan mid kamida qudbadihii oo uu soo jeedin hayay  Ismaaciil Mohamed  Ismaaciil wuxuuna ka waramaya tacadiyadii xuquuqda aadanaha ee ka dhacay Ogadenya wakhtigii abaaraha iyo dhibaatooyinka gumaysigu ku hayo shacabka rayadka ah.

Hoos ka daawo Muqaalka.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay