Shirkii maalintii shalay ahayd ee ka furmay Geneva ayaa qaar kamida wufuudii matalaysay shacabka Ogaadeniya waxay ka hadleen afduubkii xaqadarada ahaa ee lagu afduubay Abdikariin Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax).

Abdikariim ayaa wuxuu aha mas’uul sare oo ka tirsanaa Jabhada wadaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO) waxaa sidoo kale laga hadlay Bashiir Axmed Makhtal oo ahaa muwaadin somaliyeed oo haystay dhashada wadanka Canada ay 11 sano ka hor afduub u gaysatay Xukuumada gumaysiga Itoobiya ilaa iyo haatana ku jira xabsiyada gumaysiga Itoobiya.

Hadaba hoos ka daawo muuqaalka.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay