Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan shacab wayanaha somaaliyeed ee ku dhaqan Seatle in la qaban doono mudaaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo dhiibistii Abdikariim Sheekh Muuse Qalbi dhagax oo si xaqdaro ah loogu gacan galiyay cadawga gumaysiga Itoobiya.

Mudaaharaadkan ayaa wuxuu dhici doonaa maalin bari ah oo ay taariikh du ku beegan tahay 15/September/2017.

Hadaba waxaan ugu baaqaynaa dhamaan dad waynaha somaliyeed inay kasooo qayb galaan.

Wixii Faah faahina ee intaas dheer hoos ka Fiiri.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.