Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan dad waynaha soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Canada gaar ahaana Magaalada Edmonton iyo agagaarkeeda in kooxda Danab ay qaban doonto bandhig faneed, kaasoo lagu soo bandhigi doono riwaayad la magac baxday “Hidaha iyo Habeenka Bulshada”.

Bandhigan ayaa waxa lagu qaban doonaa Edmonton waxaana la qaban doonaa taariikhdu markay tahay 30/September/2017 ka waxaana kasoo qayb gali doona qaar kamida xidigihi bariga afrika ee Danab.

Wixii Faah faahina intaas dheer hoos ka Fiiri.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.